Kadib markii ay curteen roobab ka gu’a, magaalada Dhusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa ka da ay roobab aan badneen lkn waxaa durbo uu abuuray wallac iyo hadal hayn ka dhex taagan bulshada caasimada. Mmulka dhusamareb oo la dhisan labo sano ka hor ayaan wali qaadan hal talaabo oo lagu hor marinaayo casimada. sawiradan idiin muuqdo ayaa la wareejinaya baraha bulshadu kuwada xiriirto. Magaaladan facawayn ma helin mamulkii mudnaa.